𝗡𝗶𝗱𝗮𝗮𝗺𝗶𝘆𝗲 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗦𝘆𝘀𝘁𝗲𝗺 (POS)

𝗡𝗶𝗱𝗮𝗮𝗺𝗶𝘆𝗲 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗦𝘆𝘀𝘁𝗲𝗺
Miyaad ku wareertay maaraynta xisaabaadka ganacsigaaga iyo fududeynta adeegga macaamiishaada? Hadda waxaad haysataa Nidaamiye Management System – nidaam xisaabeed casri ah oo leh POS (Point of Sale).
Ku habboon dhammaan noocyada ganacsiyada, sida:
Supermarket-yada
Pharmacy-yada
Dukaamada caadiga ah
Nidaamiye Management System wuxuu kuu sahlayaa:
Maaraynta xisaabaadka ganacsigaaga si fudud oo hufan
Kordhinta xawaaraha iyo waxtarka adeegga macaamiisha
Xakameynta badeecadaha iyo iibka si sax ah
Si aad u hagaajiso ganacsigaaga, nala soo xiriir maanta!