๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ (POS)

  • Home
  • ๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ (POS)
September 2, 2024 0 Comments

๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ (POS)

Login โ€“ Nidaamiye POS

๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ

Miyaad ku wareertay maaraynta xisaabaadka ganacsigaaga iyo fududeynta adeegga macaamiishaada? Hadda waxaad haysataa Nidaamiye Management System โ€“ nidaam xisaabeed casri ah oo leh POS (Point of Sale).

โœ… Ku habboon dhammaan noocyada ganacsiyada, sida:

๐Ÿ›’ Supermarket-yada

๐Ÿ’Š Pharmacy-yada

๐Ÿ—Baqaarada qalabka dhismaha

๐Ÿ› Dukaamada caadiga ah

Nidaamiye Management System wuxuu kuu sahlayaa:

โœ” Maaraynta xisaabaadka ganacsigaaga si fudud oo hufan

โœ” Kordhinta xawaaraha iyo waxtarka adeegga macaamiisha

โœ” Xakameynta badeecadaha iyo iibka si sax ah

Si aad u hagaajiso ganacsigaaga, nala soo xiriir maanta! ๐Ÿ“ž

Tags:

Share:

Categories:

Leave Comment