Water and Electric Billing System
Waxaan kuu diyaarinay Water and Electric Billing System, oo si gaar ah loogu talagalay shirkadaha bixiya adeegyada biyaha iyo korontada. Nidaamkan casriga ah wuxuu sahlayaa maareynta biilasha, la socodka isticmaalka macaamiisha, iyo habeynta lacag bixinta si fudud oo hufan.
Nala Xiriir:
Email: sales@sahanict.org
Tel: 61 9345532 | 618111210
Website: www.sahanict.org